Macluumaadka loogu talo galay bulshooyinka qowmiyadaha - Somali
Macluumaadka loogu talo galay bulshooyinka qowmiyadaha
Hordhac | Warisgaadhsiin | Xuquuqda | Ka hortagga dembiyada | Bulshooyinka | Qorshayaal
Arabic | Chinese | English | Farsi | German | Hindi | Japanese | Korean | Somali | Spanish | Thai | Vietnamese
Kia Ora, greetings. Bogagaan waxaa loogu talo galay dadka ku cusub Niyuusiilaan (New Zealand) ama kuwa Ingiriisigu aanu ahayn afkooda hooyo. Haddaad hayso talobixin ku saabsan boggaan shabakadda internetka fadlan nala soo xiriir.


