Hordhac
Waad salaaman tihiin. Bogagaan waxaa loogu talo galay dadka ku cusub Niyuusiilaan (New Zealand) ama kuwa Ingiriisigu aanu ahayn afkooda hooyo. Haddaad hayso talobixin ku saabsan boggaan shabakadda internetka fadlan nala soo xiriir.
Lasoo xiriiridda Booliiska
. Wicidda 111 - xaaladaha degdegga ah
. Wargelinta saldhig Booliis - xaaladaha aan degdegga ahayn
.
Caqabado luuqadeed/wargaarsiineed
Xuquuqdaada Booliiska
. Doorka Booliiska ee Niyuusiilaan
. Damaanadqaadka waxqabadka Booliiska
. Xuquuqda aad ku leedahay Booliiska
.
Cabashooyinka ka dhanka ah Booliiska
Ka hortagga dembiyada
. Talosiin badbaada shakhsiga
. Gaari wadidda Niyuusiilaan dhexdeeda
. Rabshadaha qoyska dhexdiisa
. Daryeelidda carruurtaada dalkan Niyuusiilaan
. Seeragoyn/seeragudub (Trespassing)
. Afduub iyo cagajuglayn/baad
. Jidhnacayb/dembiyada midabtakoorka
. Musuqmaasuq dal soogalid (socdaal)
.
Isdabamarin maaliyadeed
. Maxaad yeeli haddii...
Booliiska bulshadaad ku dhex nooshahay
. Saraakiisha isku xirka booliiska iyo qowmiyadaha/ Aasiyaanka
. Booliiska degmada
Qorsheyaal
. Istaraatijiyadda booliiska ee qawmiyadaha
. Kusoo biir booliiska
Waan soo dhawayneynaa fikraddaada iyo talo soo jeedintaada ku saabsan sidaan kor ugu qaadi lahayn ammaanka bulshadaada.
