Kia Ora, greetings. Bogagaan waxaa loogu talo galay dadka ku cusub Niyuusiilaan (New Zealand) ama kuwa Ingiriisigu aanu ahayn afkooda hooyo.
Macluumaadka loogu talo galay bulshooyinka qowmiyadaha - Somali
Mawduucyada ugu waaweyn ee ku saabsan dambiyada - Hot topics relating to crime trends
Haddii ruux kuu hanjabo ama ku cabsi geliyo lacag ama hanti darteed, ama kugu khasbo habdhaqan aan caadi ahayn, booliiska wac oo udir 111 ... More
La soo xidhiidhidda Booliiska - Communicating
Wicitaanka 111 waa bilaash marka la adeegsanayo taleefoonada dadweynaha iyo kuwa gacantaba ... More
Booliiska iyo bulshadaada dhexdeeda - Communities
Waxay ku faraxsan yihiin inay maqlaan waxaad ka walaacsan tihiin oo ay kaala shaqeeyaan sidii sare loogu qaadi lahaa ammaanka jaalliyadaha qawmiyadaha ... More
Xuquuqdaada Booliiska - Rights
Booliiska waxaa loo tababaray inay caawiyaan oo badbaadiyaan qof walba oo Niyuusiilaan ku nool ... More
Gaari wadidda Niyuusiilaan dhexdeeda - Driving in New Zealand
Qof walba oo gaari kuwada jidadka Niyuusiilaan waa inuu haystaa laysin sax ah ... More
Ka hortagga dembiyada - Crime prevention
Diyaarso liiska taleefoonada dad aad wacan karto markay ku qabsato xaalad deg deg ah ... More
Rabshadaha qoyska- Family violence
In New Zealand, family violence is a crime. waa dembi aanu booliisku fududaysan ... More
Qorshayaal - Initiatives
Booliiska Niyuusiilaan waxay dejiyeen istaraatijiyad loola jeedo inay hagto habkaan u hawlgallo si loo daboolo baahida nabadgelyo ee jaalliyadaha qawmiyadaha kala duwan. ... More